Taliyihii Booliska Gobolka Banaadir oo xil ka qaadis lagu sameeyay

Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya Gen. C/xakiin Daahir Saciid Saacid ayaa Xilkii ka qaaday Taliyihii Booliska Gobolka Banaadir Bishaar Abshir Geedi, waxaana lagu badalay oo Xilkaasi loo Magacaabay Axmed Xasan Maalin oo horey Xilkaas u soo qabtay.

Dowladda Soomaaliya ayaa wado qorshayaal isbadal kusameynayso taliyaasha ciidamada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.