Muuqaal:Deeq Raashina oo lagarsiiyey Degmada Garbahaarey

rashin

Deeq iskugu jirta Bur,Sonkor,Saliid ayaa waxaa lagaarsiiyey degmada Garbaahrey ee Gobolka Gedo deeqdaan ayaa waxay katimid ururka Somali Face, waxaana deeqdii raashinka ahaa loo qaybiyey dadka abaaruhu Saameeyeyn.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.