Xildhibanad Sagal Isaaq Biixi ayaa loo doortay Gudoomiyaha Gudiga Xuquuqul Insaanka & Arimaha Haweenka

sagal

Xildhibanad Sagal Isaaq Biixi oo kamid ah Xildhibaanakad barlamaanka soomaliya ayaa waxaa loo doortay Gudoomiyaha Gudiga Xuquuqul Insaanka & Arimaha Haweenka, Markii ay soo dhamaatey Doorashada Gudiyada joogtada ah ee Barlaamanka soomaliya ayaa waxaa saxaafada la hadashay Xildhibaand Sagal Isaaq Biixi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.