Ciidamo Itoobiyaan ah oo Maanta Guurey iyo shacabka oo soo dhaweeyey

itoobiya

Ciidamada Itoobiya oo wata gadiidka dagaal iyo kuwa xamuulka ayaa baneeyey Xeryihii ay ka degenaayeen Magaalada dhusamareeb ee gobolka Galgaduud, Ciidamada Itoobiyaanka ah ayaa isla Maanta ka gudbay Xadka Gobolka Galgaduud uu la leeyahay Itoobiya, Ciidamada Itoobiya ayaa mudooyinkii u dambeyay waday qorshooyin ay ku baneenayaan Fariisimo ay ku leeyihiin Gobolada Dalka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.