Daawo: Caabduwaaq= Qoysas Tabaalaysan Oo Deeq Lacaga Loo Qaybiyey

lacag

Magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa dadka abaaruhu saameeyeen loo qaybiyey lacag ay ku deeqday shirkada Xawilaada Dahabshiil, dadkii loo qaybiyey lacagtaan waxay uga mahad celiyeen lacagta ay soo gaarsiisey shirka dahab shiil.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.