Madaxwayne Gaas oo sidii looga Bartay Ciidan soo dhoobay Muqdisho

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaaran uu hogaaminayo ayaa maanta sidiiran loogu soo dhoweeyey magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya Weftiga Madaxweynaha waxaa ku soo dhoweeyey garoonka diyaaradaha ee Aadan Cade International Airport Masuuliyiin ka tirsan DFS oo isugu jirey Wasiirro iyo xildhibano, Siyaasiyiin iyo masuuliyiin kale.

Safarka Madaxweyna iyo weftigiisa ayaa salka ku yahay shir ay Muqdisho ku yeelan doonaan malinimada berito Dawladda Fadaraalka Soomaaliya iyo Dawladdaha xubnaha Ka ah Dawladda Fadaraalka Soomaliya, Shirka ayaa waxaa lagaga arrinsan doonaa arrimo la xiriira xoojinta xiriirka ka dhexeeya Dawladda Fadaralka iyo dhammaan Dawladdaha xubnaha ah.
gaas

gas

gaas

gaas

gaas

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.