Muuqaal:qaabkii loo soo dhaweeyey Maayirka Magaalada Muqdisho

taabit

Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa Maanta soo gaaray Magaalada Muqdish waxaana Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ku soo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan Labada Gole, Gudoomiye Taabith ayaa ugu mahad celiyey masuuliyiintii kala duwanayd ee sooo dhaweysey.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.