allaha Unaxariistee Nabadoon Shir Jimcaale Doon-Gaalle oo Muqdisho Lagu dilay

nabdoon

Kooxo hubeysan ayaa lagu soo waramayaa in Nabadoon caan ahaa ay ku Dileen Magaalada Muqdisho Marxuumka oo lagu magacaabi jiray Shir Jimcaale DoonGaalle ayaa Dilkiisa waxuu ka dhacay Isgooyska labo dhagax ee Caasimada Soomaaliya Nabaddoon Shirdoon Gaale ayaa kamid ahaa Ergadii Xildhibaanada ku soo doortay Galmudug.

Magaalada Muqdisho ayaa muddooyinkii dambe waxaa ku soo badanayay Dilalka qorsheysan ee lagu beegsanayo Odayaasha.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.