Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka oo gaaray Beydhabo

qayre

Wafti ay hoggaaminayso Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Maryan Qaasim Axmed oo ay kamid yihiin wafdi ka socday Dowladda Qatar oo uu hogaaminayey Sheekh Xamed Bin Fahad Al Thani oo ka mid ah qoyska boqortooyadda dalkaas iyo mas’uuliyiin kale ayaa gaaray magaalada Beydhaba ee Gobolka Baay.

Wafdiga ay hoggaamineyso wasiirka gargaarka iyo maaraynt Musiibooyinka ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Madaxwenaha Dowlad Gobolleedka Koon fur Galbeed Soomaaliya iyagoo kawada hadlay ka shaqaynta sidii gargaar loo gaarsiin lahaa dadka ay abaaruhu sameeyeen ee ku nool deegaannada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.