Munaasibad Billad sharafeed lagu gudoonsiinayey Guddoomiyaha jawaari

jawaari

Munaasibad Billad sharafeed lagu siinayo Guddoomiyaha Golaha shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa ka socota Magaalada Muqdisho, Munaasibaddan waxaa soo agaasimay Dowladda Waddanka Talyaaniga,waxaana billaddan uu Mr Jawaari ku muteystay shaqo wanaag karti iyo howl gudasho.

Dowladda Talyaaniga ayaa sidoo kale sababta ay u bixineyso billad sharaftan lagu sheegay in ay tahay in Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari uu ka shaqeeyay xiriirka Soomaaliya iyo Talyaaniga sidii uu u soo laaban lahaa una xoogeysan lahaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.