Akhriso:-Wasiirka arrimaha Gudaha oo ku guuleystey in doorashada Galmudug Dib loo dhigo

Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladda Federaalka Cabdi Faarax Saciid Juxa ayaa ku Guuleystay in Xal laga gaaro Murankii la Xariiray Doorashada Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Wafdiga uu hoggaaminayey wasiirka iyo Madaxda Galmudug ayaa isku afgartay in doorashada dib loo dhigo ilaa 30 Bishaan, si looga qeybgeliyo dowladda cusub Ahlu Sunna Waljameeca oo awood ku leh Gobolada Dhexe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.