Maqal iyo Muuqaal:Cabdi Malik oo sababsadey Farmaajo iyo Madatooyada Soomaliland oo Taageray Farmaajo doorshadiisi oo aan dambi ahayn

coldoon

Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex ee Magaalada Hargaysa ayaa maanta xukun laba sano xarig ah waxa ay ku riday Wariye Cabdi Maalik Muuse Coldoon oo muddooyinkii la soo dhaafay ku xirnaa Magaalada Hargaysa.

Somaliland ayaa Suxufigan ku eedeysay inuu uu taageero u muujiyay Madaxweynaha Somaliya Maxamed C/laahi Farmaajo, qareenka u doodayey Cabdi Maalik aya sheegey inay maxkamada horteeda keeneen Caydaymo muujinaya in afhayeenka Madaxtooyada Soomaliland uu Taageeray markii Madaxwaynaha Soomaliya uu ku guuleystey doorashada. Cabdi Maalik Muuse Coldoon oo sidoo kale ahaa Samafale ka shaqeeya arimaha u gar gaarida shacabka dhibaateysan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.