Axmed Madoobe oo Xildhibaan kamida Xildhibanada Jubaland Kismaayo Masaafuriyay

madoobe

Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo Ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in Maanta Magaalada Kismaayo laga soo Masaafuriyay Xildhibaan Cali Maxamed Guure oo ka mida Baarlamaanka Jubbaland, Xildhibaankaan ayaa lagu eedeyeey inuu waday mooshin ka dhan ah Madaxwayanaha Jubbaland Axmed Madoobe mana ahan markii ugu horeysey oo axmed Madoobe xarig iyo caga Juglayn ugeeysto xildhibanada Jubbaland Dhawaan abay ahayd markii Xildhibaan shucayb oo kamida xildhibanada Jubbland Xabsiga loo dhaadhicyey Sabab la’aan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.