Wasiirka cusub ee Shaqada iyo Arrimaha bulshada oo xilka la wareegay

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, haatanna ah Gudoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha shacabka Soomaaliya Xildhibaan C/weli Ibraahim Sheekh Muudey ayaa Xilkii Wasaaradaas ku wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Shaqada Xildhibaan Saalax Axmed Jaamac waxaana ka soo qaybgalay Ra’iisulwasare ku xigeenka Xumuumadda Soomaaliya iyo Mas’uuliyiin ka kala socotay Qaybaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.