Muuqaal:Kulan looga Horjeedo Shir Beel kamida Beelaha daga Muqdisho ku qabsadeen Muqdisho

kulan ay isugu yimaadeen beel kamida beelaha daga Magaalada muqdisho waxay sheegeen inay taageersan yihiin dowlada soomaliyeed ayna matalin koox shir ku qabatey Muqdisho oo dhahaysey waxbaa naga kuwaas nama matalaan.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.