Wasiirka Arrimaha Dibadda oo xilka la wareegay

Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Yuusuf Garaad Cumar ayaa maanta si rasmi ah ugala wareegay xilka Wasaaradaasi Wasiirkii hore Dr. Cabdusalam Hadliye Cumer kadib munaasabad ka dhacday xarunta Wasaaradda ee caasimadda Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.