Qarax dad badan ay ku geeriyooday oo ka dhacay Marka

20 Qof oo Haween u badan ayaa ku geeriyootay Qarax Miino oo lala eegtay Gaari kuwa Dadweynaha ah oo Marayay Deegaanka Golweyn ee Duleedka Magaalada Marko Ee Xarunta Gobalka Shabeellaha Hoose, 3 Qof oo dhaawac daran ah ayaa ka soo hartay rakaabkii la socday gaarigaasi, kuwaa oo ku soo wajahnaa Magaalada Marka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.