Daawo:Qaabkii uu udhacay Heshiiski dhexmaray Puntaland iyo Shirka Imaaradka ee DP World

gaas

Puntland ayaa la saxiitay heshiis shirkada DP World ee wadanka Isutaga Imaaraadka Carabta mudo 30 sano ah lagu wareejiyo dekada Boosaaso, heshiiskaas oo ku saabsan balaarinta dekada magaalada Boosaaso oo laga dhigi doono dekad casri ah oo la jaanqaada dekadaha waaweyn ee adduunka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.