Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2017

siilanyo

Somaliland Oo Musaafurisay Shaqaale Ajaanib Ah Oo Diinta Wax Ka Sheegay

1st March 2017 admin 0

Maamulka Somaliland ayaa Magaalada Hargeysa ka masaafuriyay Labo Qof oo ka shaqeynayay hay’adaha DRC iyo DDG ee laga leeyahay Dalka Denmark, DAVID iyo NEkloy oo […]

No Image

Madaxweyne Soomaliya Oo Xildhibaanada Baarlamaanka uga Mahad celiyay Ansixinta Ra’iisul Wasaaraha.

1st March 2017 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa uga mahadceliyay mudanayasha Baarlamaanka sida kalsoonida leh ee ay codka ku siiyeen, Mudane […]

soyaal

Garbahaarey: Ururuka Dhalinyarada Sooyaal oo Lacago iska aruuriyeen gaarsiiyey Naafo iyo Kuwo dan yar ah

1st March 2017 admin 0

Ururuka Horumarinta Dhalinyarada Sooyaal oo Lacago iska aruuriyeen gaarsiiyey Naafo iyo Kuwo dan yar ah ee ku nool Magaalada Garbahaarey ee Gobolka Gedo, dhalinyaradaan is […]

sayid

Daawo: Madaxweyne ku Xigenka Kowaad Jubaland oo kormeeray xafiisyada Wasaaradaha

1st March 2017 admin 0

Madaxweyne ku Xigenka Koowaad ee Jubaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa kormeeray xafiisyada wasaaradaha maamul goboleedka Jubbalanda waxaana uu boqday wasahadaha Kala Caafimaadka.Macdanta iyo Biyaha,Maaliyada,Ganacsiga iyo […]

bardheere

Tababar ku Saabsan Xanaaneynta Mashaariicda oo ka furmey Magaalada Baardheere

1st March 2017 admin 0

Waxaa Xarunta Cusub ee Maamulka Degmada Baardheere ka furmey Tababarkii 3aad ee looga arinsanayo mashaariicda horomarinta ee laga hergeliyey degmada qaabka loola wareegi lahaa,loona xanaaneyn […]

bara

Daawo:Xaalada bani’aadnimo iyo mid caafimaad daro oo kajirta Degmada Waajid

1st March 2017 admin 0

Xaalada bani’aadnimo iyo mid caafimaad daro ayaa heysta qoysas barakacayaal ah oo kunool Degmada Waaajid, Bulshada waajid ayaa sheegtey dhibka ugu badan inuu yahay Xarakada […]

gaas

Madaxwaynaha Puntland Oo Xadhiga Ka Jaray Shirkada Shidaalka Diyaaradaha

1st March 2017 admin 0

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku sugan Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa maanta xadhiga ka jaray dhismaha kaydka shidaalka diyaaradaha […]

Posts pagination

« 1 … 23 24

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes