Garbahaarey: Ururuka Dhalinyarada Sooyaal oo Lacago iska aruuriyeen gaarsiiyey Naafo iyo Kuwo dan yar ah

soyaal

Ururuka Horumarinta Dhalinyarada Sooyaal oo Lacago iska aruuriyeen gaarsiiyey Naafo iyo Kuwo dan yar ah ee ku nool Magaalada Garbahaarey ee Gobolka Gedo, dhalinyaradaan is xilqaamay ayaa dhowran waayey dad ubadan waayeel oo lasoo gudboonaatey xaalad dhaqaalo xumo waxayna gaarsiiyeen lacago ay iska soo aruuriyeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.