Daawo: Madaxweyne ku Xigenka Kowaad Jubaland oo kormeeray xafiisyada Wasaaradaha

sayid

Madaxweyne ku Xigenka Koowaad ee Jubaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa kormeeray xafiisyada wasaaradaha maamul goboleedka Jubbalanda waxaana uu boqday wasahadaha Kala Caafimaadka.Macdanta iyo Biyaha,Maaliyada,Ganacsiga iyo warshadaha,Gadiidka iyo warfaafinta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.