Daawo:Xaalada bani’aadnimo iyo mid caafimaad daro oo kajirta Degmada Waajid

bara

Xaalada bani’aadnimo iyo mid caafimaad daro ayaa heysta qoysas barakacayaal ah oo kunool Degmada Waaajid, Bulshada waajid ayaa sheegtey dhibka ugu badan inuu yahay Xarakada Al-shaabab oo xiray wadooyinkii soo galayey Magaalada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.