Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2017

No Image

Ra’iisul Wasaaraha Somalia oo casho sharaf u sameeyey Xildhibaanada ansixiyey wasiirada cusub

30th March 2017 admin 0

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Casho sharaf u sameeyey Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, wuxuuna uga mahadceliyey ansixinta Xukuumadda iyo Barnaamijkeeda, isagoo ka […]

No Image

Baarlamaanka Ayaa Soo Dhaweeyay Dhaarinta Golaha Wasiiradda Cusub

30th March 2017 admin 0
No Image

Maqal iyo Muuqaal:Gudiga Gurmadka abaaraha ee Garbahaarey oo Biyo dhaamis Badan sameeyey

30th March 2017 admin 0

Gudiga Gurmadka abaaraha ee Garbahaarey ayaa Biyo dhaamis Badan ka sameeyey deeganada udhow degmada garbaahrey ee gobolka gedo

No Image

Muuqaal:Bulshada Soomaliyeed ee london oo Camabareysey Xildhiban Idiris hadalkisii Anagaa Leh maaliyada

30th March 2017 admin 0

Waxaa isoo taraya cambaareyn loo jeedinaayo Xildhibaan Idiris Hadalkiisi ahaa Anagaa leh Wasaarada maaliyada, tii ugu Dambaysey waxay Katimid Bulshada Soomaliyeed Ee london oo tiri […]

No Image

Muuqaal:Nairobi Dadkii Lasocday Diyaaradii tooska ahayd oo si wanaagsan loo soo dhaweeyey

30th March 2017 admin 0
maxaabis

Maxaabiista Xabsiga Dhexe ee Muqdisho oo Bangi Mushaarka loogu shubo yeeshay

30th March 2017 admin 0

Maxaabiista ku xiran Xabsiga dhexe ee muqdisho ayaa helay Waxbarasho Noocyadeeda kala duwan iyo in Farsamada Gacanta oo la barro, waxaana Xabsiga dhexe yaala Qalab […]

No Image

Muuqaal: Booliiska Somaliland Oo Qiray inay jiraan caruur laxaday

29th March 2017 admin 0
gaas

Madaxwayne Gaas Oo kulan La Yeeshay Safiirka Finland u Fadhiya Somaliya

29th March 2017 admin 0

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa manta 29 March 2017 xafiiskiisa Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay wefti ka socdey Qaramada midoobey oo uu hogaaminayey […]

madoobe

Kismaayo Madaxwayaha jubbaland oo daah furay Mashruuc Lagu Maalgalinayo Dhalinyarada

29th March 2017 admin 0
No Image

Wasiiradda Cusub ee Xukuumadda Soomaliya oo La Dhaariyay

29th March 2017 admin 0

Baarlamanka Federaalka Soomaliya ee Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu dhaariyay Wasiiradii uu dhawaan Magacaabay Raisulwasaaraha Xukuumadda Soomaliya Xasan Cali Kheyre, Wasiiradda cusub ee Xukuumadda Soomaliya […]

No Image

Muuqaal: Xukuumada Ra’iisul Wasaare Xasan Kheyre Oo La Ansixiyay iyo wasiiradii oo Ladhaariyey.

29th March 2017 admin 0

Xukuumada Ra’iisul Wasaare Xasan Kheyre ayaa La Ansixiyay kadib markii la horgeeyey Barlmaanka soomaliya Waxaana Ogolaaday 224 Xubnood, Sidoo Kale Waxaa Diiday 15 Xubnood iyadoona […]

diya4a

Duulimaadkii Ugu Horeeyay Muqdisho Iyo Nairobi oo Toos ah ayaa Saakay Bilowday.

29th March 2017 admin 0

Waxaa saakay si rasmi ah u dhaqan galay Heshiiskii ay kala saxiixdeen Dowladaha Soomaliya iyo Kenya kaasi oo ku adanaa in duulimaadyadda ka baxa Magaalada […]

caawi

Maqal iyo Muuqaal:Baladxaawo Dhalinta maalin qad walaalkaa Quudi ayaa deeq Cunto iyo biyo ah Gaarsiyeey Barakacayaal

29th March 2017 admin 0
No Image

Daawo:Gudiga Gurmadka abaaraha qaranka Soomaliya oo Soomaliland ugu Deeqa 200,000

29th March 2017 admin 0
No Image

Muuqaa:Kulamo Xildhibaannada Baarlamaanka looga codsanaya ansixinta wasiirada ayaa kadhacay muqdisho

29th March 2017 admin 0

Posts pagination

« 1 2 3 … 24 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes