Muuqaal: Xukuumada Ra’iisul Wasaare Xasan Kheyre Oo La Ansixiyay iyo wasiiradii oo Ladhaariyey.

Xukuumada Ra’iisul Wasaare Xasan Kheyre ayaa La Ansixiyay kadib markii la horgeeyey Barlmaanka soomaliya Waxaana Ogolaaday 224 Xubnood, Sidoo Kale Waxaa Diiday 15 Xubnood iyadoona ay Ka aamuseen 2 Xubnood Iyadoona ay Xukuumada Sidaasi Ku noqotay Ansax.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.