Muuqaal:Bulshada Soomaliyeed ee london oo Camabareysey Xildhiban Idiris hadalkisii Anagaa Leh maaliyada

Waxaa isoo taraya cambaareyn loo jeedinaayo Xildhibaan Idiris Hadalkiisi ahaa Anagaa leh Wasaarada maaliyada, tii ugu Dambaysey waxay Katimid Bulshada Soomaliyeed Ee london oo tiri Xagee kaga Qoran tahay Tastuurka qabiil baa leh wasarad gaar ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.