Madaxwayne Gaas Oo kulan La Yeeshay Safiirka Finland u Fadhiya Somaliya

gaas

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa manta 29 March 2017 xafiiskiisa Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay wefti ka socdey Qaramada midoobey oo uu hogaaminayey Mr. Serge G. Kubwimana.
Kulanka uu layeeshay Madaxweynehu weftigan ayaa waxaa ku weghwlinayay masuuliyiin ka tisan goloyaasha Dawladda Puntland iyo saraakiil ka tirsan Madaxtooyada dawladda Puntland.
Weftiga uu hogaaminayey Mr. Serge G. Kubwimana ayaa ka soo kicitimayay Jamciyada Quriuumaha Kadhexaysa ee Newyouk, waxaana ay Madaxweynaha kawada hadleen arrimo la xiriira sidii Soomaliya ay ku gaari lahayd doorasho hal qof iyo hal cod ah 2020 iyo sidii looga midha dhalin lahaa nindaamka xisbiyada badan ee uu madaxweynuhu daahfuray.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.