Maxaabiista Xabsiga Dhexe ee Muqdisho oo Bangi Mushaarka loogu shubo yeeshay

maxaabis

Maxaabiista ku xiran Xabsiga dhexe ee muqdisho ayaa helay Waxbarasho Noocyadeeda kala duwan iyo in Farsamada Gacanta oo la barro, waxaana Xabsiga dhexe yaala Qalab loogu tala galay Maxaabiista in wax lagu baro.

Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo u faa’iideynaya Maxaabiista ayaa waxaa la baray Farsamada gacanta waxayna helaan Mushaar joogta ah, iyagoo Maanta loo sameeyey Acount Bank oo Mushaaraadka loogu shubayo.
maxaa

maxaabis

maxabiis
.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.