Dhageyso:Xildhibanada Kasoo horjeeda Wasiirada Cusub oo ka qayliyey BananBax kadhacaya Muqdisho oo looga horjeedo Kooxda Jawaari

bananban

Xubanaha baarlamaanka ee wada moshinka ka dhanka ah xukumada cusub oo uu dhawaan ku dhawaaqay ra’isul wasaare Xassan Cali Kaheyre ayaa sheegay in la abaabulayo banaanbaxyo la’isaga horkeenayo shacabka iyo baarlamaanka.

Guddoomiyaha baarlamaanka Federaalka Soomaliyeed Maxamed Cismaan jawaari ayaa qoraal uu u direy ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre waxa uu kula taliyay in uu dib ugu laabto golihiisa wasiirada kahor inta aysan ka dhamaan xilliga la horgeynayo Baarlamaanka, Jawaari ayaa ka waayey wasiirada cusub xubno uu isagu watey waxaana uu si aada ugu horjeestey xubin dheeraad ah loo sayiiyey Beelaha Hawiye.

Waxaa Lafilaaya Bananbax ay soo qaban qaabiyeen Bulshada soomaliyeed inuu kadhaco Muqdisho oo looga soo horjeedo Gudoomiye Jawaari iyo Xildhibaano la socda oo Diidan wasiirada cusub
Hoos ka dhageso

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.