Deeq ka timid Ganacsatada iyo Culimada Nairobi oo Raashin loogu Qeybiyey Dadka ku soo Barakacay Baardheere(Sawwiro)

Deeq lacageed oo ay iska soo uruuruiyeen Culimada iyo Ganacsatada ku dhaqan Magaalada Nairobi ee Dalkla Kenya ayaa maanta waxaa raashin loogu qeybiyey Boqolaal qoys oo ku soo barakacay Magaalada Baardheere,kuwaasi oo markoodii hore ka kala yimid deegaano ka kala tirsan Gobolada Gedo,Bay iyo J/Dhexe,kuwaasi oo bilahii u dambeeyey ka cabanayey daruufo xaga nolosha ah.,iyagoona iminka ku sugan Xerada Xabaal cadeey eek u taala duleedka Bari ee Baardheere.bardheere

bardheere

bardher

bar

Axmed Cumar Saalixi

Baardheere/Gedo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.