Dhageyso+Sawiro:Gudiga Gurmadka Abaaraha ee Degmada Caabudwaaq oo lacag gaarsiiyey Bukaanada

bukan

Gudiga Gurmadka Abaaraha ee Degmada Caabudwaaq ayaa kaalmo lacag ah oo dhan (Shan boqol) $500 oo doolar ugu deeqay 47 Ruux oo uu soo ritay Cudurka Shuban Biyoodka isuguna jira Caruur iyo dad waa wayn kuwaasi oo xaaladooda Caafimaad lagu dabiibayo Centarka Xaafada Ubax kadib markii Isbitaalka ka agdhow goobtaasi ay buux dhaafsheen Dad kale oo uu soo ritay Cudurka Shuban Biyoodka

Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa warbixintaan Caabudwaaq kasoodiray


bukaan

bukan

bukan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.