Muuqal:Saafarada Maraykanka oo kulan u qabatay Haweenka Labada Aqalk

usa

Dumar ah oo isugu jira Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo Golaha shacabka ayaa kulan looga hadlayay sidii ay u sameysan lahaayeen qorsho lagu horumarinayo haweenka baarlamaanka la yeeshay Safaarada Mareykanka qeybta ka shaqeysa arrimaha Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.