Hay’adda Socdaalka Soomaaliya oo Musaafurisay Keenyaan Sharci daro Ku joogal Somaliya

kenya

Labadaan Nin oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Keenya ayaa Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Soomaaliya maanta dalka ka musaafurisay, labadaan nin oo Keenyanka ah ayaa sharci la’aan dalka ku joogey waxaana laga mamnuucay inaysan mar dambe dalka soomaliyua Kusoo noqon karin madaama ay si aan waafaqsanayn sharciga ay dalka kusoo galeen.
kenya

kenya

kenya

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.