Wariye ka tirsan Universal oo ku dhaawacmay Qarax Gaarigiisa Loogu Xiray “Sawiro”.

qarax

Qaraxa ayaa la sheegay in lala beegsaday Wariye C/xamiid Karazaay oo kamid ah Tv-ga Universal oo abaarihii 08:30-daqiiqo marayay agagaarka Masaajidka Marwaaz ee Ku yaala Degmada Xamar weyne ee Gobolka Banaadir, Wariyaha ayaa la xaqiijiyay in uu soo gaaray dhaawac Culus islamarkaana dad kale oo ka ak dhawaa goobta ay ku dhaawacmeen qaraxa,waxaana dhaawiciisa loo qaaday Isbitaalka Madaiina.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.