Astaanta Aqalka sare ee soomaliya oo la soo Bandhigay

Fadhigan ay xubnaha Aqalka sare ku yeesheen maanta magaalada Muqdisho waxaa soo xaadiray 43 xildhibaan, waxaana ajanduhu ahaa ka doodista iyo ansixinta Astaanta Aqalka sare, shaqaalaha uu Aqalka sare qaadan doono iyo sida ay Aqalka sare uga qeyb qaadan lahaa Gurmadka abaaraha. Kulanka ayaa waxaa Shir guddoominayay Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ah Guddoomiyaha Aqalka sare.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.