Sawirro:-Muqdisho Ciidamo Dowlada oo Gadood ka Sameeyeen casumada

Ciidan ka tirsan Milatariga Soomaaliya oo Gadoodsan ayaa Maanta Xiray Isgooyska KM-4 illaa Warshaddii hore ee Nac-naca ee Magaalada Muqdisho, Ciidamada ayaa la sheegay in ay ka Cabanayaan Mushaar la’aan, waxaana ay Gaadiidka u diideen in ay Isticmaalaan Meelaha ay Xirteen, Dowladda Madaxweyne Soomaliya ee MaXamed Cabdullaahi ay ballan Qaaday in ay bixinayaan Mushaarka iyo Xuquuqda Ciidanka.
ciidan

ciidan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.