Maqal iyo muuqaal: Muqdisho Booliska iyo Nabadsugida oo kala Diray ciidamadii Jidgoyadasameyey Si nabad galyo ah

Ciidan ka tirsan Milatariga Soomaaliya ayaa Maanta Xiray Isgooyska KM-4 Ciidamadaan ayaa ka Cabanayaan Mushaar la’aan, waxaana markii dambe kusoo baxay Ciidmada booliska iyo Nabadsugida madaama loo xilsaarey amaanka Muqdisho waxayna usheegeen ciidamadaas milatariga ah inay wixii cabasho ah ugud biyaan madaxdooda, waxayna soo afjareen jidgooyadii si nabad ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.