Xaflad Taageerada R/Wasaare Khayre iyo Dhaqaale Aruurinta oo kadhacday London

Xaflad si heer sare loo soo agaasimay oo lagu taageerayo R/Wasaaraha Soomali Xasan Khayre iyo Dhaqaale Aruurint oo kadhacday wadanka Ingiriiska gaar ahaan London, waxaana xafaladaan Kasoo qayb galay qabaha kala duwan ee bulshada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.