Baarlamaanka Hir-shabeelle oo Ansixiyay Golaha Wasiirada Maamulkaas

Baarlamaanka Maamulka Hir-shabeelle oo kulan ku yeeshay magaalada jowhar ayaa codka kalsoonida Siiyay Golaha Wasiirada uu dhawaan magacaabay Madaxweynaha Maamulkaas Cali C/laahi Osoble, 71-xildhibaan ayaa u codeysay in ay ansax yihiin Golaha Wasiirada uu magacaabay Madaxweyne Osoble, waxaa kasoo horjeystay 27-xildhibaan, Guud ahaan waxaa kulanka ka qeyb galay 98-xildhibaan oo ka Tirsan Baarlamanka Hir-shabeelle.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.