Maqal iyo Muuqaal:Garbaharey Gabdhaha Qurbajoogta kasoo Jeeda G Gedo oo deeq Gaarsiiyey Isbitalka

isbitaal

Gabdhaha Qurbajoogta kasoo Jeeda Gobolka Gedo gaar ahaan wadanka Denmark ayaa deeq iskugu jirta daawo iyo biyo Gaarsiiyey Isbitalka Degmada Garbaahrey oo ay ku jiraan Dad Xanuun lajiifa, deeq daan ayaa timid xili baahi wayn loo qabay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.