Guddoomiye kuxigeenka 2aad ee aqalka sare Soomaliya Oo Lakulmay Gudoomiyaha Barlamanaka finland

mawliid

Guddoomiye kuxigeenka 2aad ee aqalka sare ee Baarlamanka Soomaaliya Mudane Mowliid Xuseen Guhaad oo kusugan dalka Finland ayaa lakulmay Gudoomiyaha Barlamanaka finland waxaana ku wehelay kulanka gudoomiyaha ururuka midnimada soomaliyeed, iyo xildhibano iyo qaybaha kala duwan ee bulshada waxayna kawada hadleen sidii finland ay uga qayb qaadan lahayd abaraha kajira soomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.