R/wasaare Kheyre oo furay Ololaha Gurmadka Qaran ee Abaaraha

Kulan ay ka qeyb galeen Wasiirada Xilka sii haya Ee Xukuumada Soomaaliya,Ururada Bulshada Rayidka iyo Gudiga Gurmadka Qaranka Abaarha ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho, R/wasaaraha Dalka Xasan Cali Kheyre ayaa waxa uu ka sheegay Kulankaasi in lagu daah furay Olole Lagu Caawinayo dadka ay Abaartu saameysay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.