Raisulwasaare Xasan Cali Kheyre oo Magacaabay Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiskiisa

Raisulwasaaraha cusub ee Xukuumadda Soomaliya Xasan Cali kheyre ayaa magacaabay shaqsiga noqon doono xoghayaha joogtada ah ee Xafiiska Raisul wasaaraha, Maxamed Keynan Xirsi ayaa noqonaya Xoghayaha joogtada ah ee Xafiiska Ra’isalwasaaraha Cusub Xasan Cali Kheyre waxaa uu bedelaya Abdusalam Salwe oo lasoo shaqeeyay Ra’isalwasaarihii hore Cumar Cabdirashiid, Maxamed Keynan Xirsi ayaa mudooyinkii dambe ahaa la taliyihii madaxweynihii waqtigiisa dhamaaday ee Xasan Shiikh Maxamuud.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.