Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo Soo Gaaray Magaalada Muqdisho

Wafdi uu Hogaaminaayo Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble oo ka mid ah Odayaasha Golaha Dhaqanka Somaliyeed ayaa barqanimadii Maanta kasoo dagay Garoonka Diyaaradaha Magaalada muqdisho ee aadan cadde.

Wafdigaan waxaa Garoonka Diyaaradaha Muqdisho kusoo dhaweeyay mas’uliyiin ka Tirsan Dowladda Soomaliya, sida Xildhibaano, wasiiro, iyo saraakiil Ciidamada iyo qaar kamid ah waxgaradka Gobolka Hiiraan ee ku sugan Muqdisho Ugaas khaaliif ayaa Casumaad ka helay Madaxweynaha Somaliya Mudane
ugaas

ugaas

ugaas Maxamed C/laahi Farmaajo.
uagaas

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.