Daawo:Deegaanada Baladxaawo u dhow oo dad haraad ugu dhinteen

abaar

Iyadoo abaar xun oo xoolihii iyodadka dhib kuhayso kajirto Soomaliya ayaa waxaa laga soo dayrinaya deeganada udhow degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo gaar ahaan tuulada Malableey oo qiyaastii 10 km ujirto degmada Baladxaawoa ayaa waxaa lasheegayaa in Caruur iyo dad waa wayn ay gaajo ugu dhinteen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.