Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: February 2017

far

Xaflad Lagu taageerayo Madaxwaynaha soomaliya ayaa kadhacday Captow South Africa

19th February 2017 admin 0
far

Maxabiis Soomaliyeed Oo Baaq U Diray Madaxwayne Soomaliya Farmaajo

18th February 2017 admin 0

Fiirso:Xaflad lagu taageerayay Madaxweynaha la doortay oo lagu qabtay London Uk

18th February 2017 admin 0

Munaasabad lagu soo dhaweynayay Doorashadii Madaxweynaha Jamhuuridda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo lagu qabtay caasimada wadanka Ingirisska Gaar ahaan london. Xafladan […]

far

Madaxweyne Soomaliya oo kulan la qaatay safiirrada dalalka ay ciidammada ka joogaan Soomaaliya

18th February 2017 admin 0

Madaxwyenaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa kulan looga hadlay howlgalka AMISOM la qaatay safiiradaa dalalka ciidammadooda joogaan Soomaaliya iyo Saraakiishooda, Madaxweyne Soomaliya […]

hagaf

Fiirso qaabkii loodilay Afhayeenkii Hore ee Maamulka Ximin iyo Xeeb

18th February 2017 admin 0

Maanta waxaa inta u dhaxaysa isgoyska Tarbuunka iyo isbitaalka digfeer Degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho lagu dilay Afhayeenkii hore ee maamulkii Ximan iyo Xeeb Ala […]

xagefey

Afhayeenkii Hore ee Mamulka Ximin iyo Xeeb oo Goordhaweyd La Dilay

18th February 2017 admin 0

Alle ha u naxariistee waxaa Goor dhow lagu dilay Magaalada Muqdisho, Afhayeenkii hore ee Maamulka Ximan iyo Xeeb Maxamed Cumar Hagafeey, Hagafeey ayaa horay u […]

bardhere

Baardheere:Maamulka gobolka Gedo iyo kan Maamulka Baardheere oo soo kor meeray dhismayasha Mashaariicda Kasocta

18th February 2017 admin 0
masjid

Bulshada Islaamka oo loogu baaqay inay ka qayb qaataan Dhismaha masjidka Faadumo ee Boosaaso

18th February 2017 admin 0
No Image

Sacuudiga: Munaasabad lagu Taageerayey Madaxweynaha Soomaliya Mudane Max’ed Cabdulaahi ayaa kadhacaday

18th February 2017 admin 0
rashin

Ururka Haweenka qaranka Soomaaliya iyo maamulka gobolka banaadir ayaa gargaar gaarsiiyay Barakacayaasha

18th February 2017 admin 0
safiir

Denjire Stephan Schwartz oo Madaxweyne Soomaliya Gudoonsiiyay Hadiyad Tii Ugu Qaalisaneed

17th February 2017 admin 0

Madaxweynaha Soomaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilsay safiirka dowladda mareykanka u fadhiya Soomaaliya Denjire Stephan Schwartz. Madaxweynaha Soomaliya iyo Safiirka Mareykanka […]

far

Madaxweynaha Soomaliya ayaa kulan la qaatay Guddiga Abaaraha, Ganacsato iyo Hay’adaha gar gaarka

17th February 2017 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa kulan deg deg ah la yeeshay Guddiga Gurmadka Abaaraha ee heer Qaran, Hay’adaha Gar gaarka ee […]

No Image

Caabudwaaq= Kulan Lagusoo Bandhigayay Lacagihii Abaaraha Loo Qoondeeyay

17th February 2017 admin 0
far

TOP News: Yaa ugu mudan inuu Noqdo Raisal Wasaaaha Dalka, Yaase ugu cadcad ilaa iyo hadda.”Akhriso”

17th February 2017 Mohamed Abdi 0

Iyadoo shalay un uu Xilka Madaxweynenimo ee Jamhuuriyadda Soomaaliya si rasmi ah ula wareegay Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, ayaa waxaa aad […]

shari

Wasiir Ka Horyimid Xil Ka Qaadis uu ku Sameeyey Shariif Xasan

17th February 2017 admin 0

Shariif Xasan Sheekh Aadan, madaxweynaha K/galbeed ayaa wareegto uu soo saaray xilkii kaga qaadey Macalin Axmed Maxamed oo ahaa wasiirka diinta iyo awqaafta ee maamulkaasi. […]

Posts pagination

« 1 … 7 8 9 … 21 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes