Madaxweynaha Soomaliya ayaa kulan la qaatay Guddiga Abaaraha, Ganacsato iyo Hay’adaha gar gaarka

far

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa kulan deg deg ah la yeeshay Guddiga Gurmadka Abaaraha ee heer Qaran, Hay’adaha Gar gaarka ee Qaramada Midoobay, Midowga Yurub iyo Ganacsatada Soomaaliyeed.

Kulankaan ayaa wuxuu ahaa mid madaxweynaha uu isugu yeeray dhammaan xubnaha ka soo qaybgalay waxaana looga hadlay sidii gurmad deg deg ah loogu samayn lahaa dadka ay Abaaruhu saameeyeen, Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in loo baahanyahay in loo Gurmado dadka Soomaaliyeed ee ku xoola belay Abaaraha ee haatan ku sugan gobalada Dalka inta aysan ka sii darin xaaladooda.
farmaaji

farmaji

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.