Madaxweyne Soomaliya oo kulan la qaatay safiirrada dalalka ay ciidammada ka joogaan Soomaaliya

far

Madaxwyenaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa kulan looga hadlay howlgalka AMISOM la qaatay safiiradaa dalalka ciidammadooda joogaan Soomaaliya iyo Saraakiishooda, Madaxweyne Soomaliya ayaa sheegay in dalka gobollo badan oo ka tirsan ay ka jiraan Abaaro, sidaa darteedna ay waajib tahay in si nabad ah dadka loo gaarsiiyo gurmadka ay u baahan yihiin iyadoo ay iska kaashanayaan dowlada ciidammada Qalabka Sida iyo AMISOM oo wadajira.
far

farfar

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.