Fiirso qaabkii loodilay Afhayeenkii Hore ee Maamulka Ximin iyo Xeeb

hagaf

Maanta waxaa inta u dhaxaysa isgoyska Tarbuunka iyo isbitaalka digfeer Degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho lagu dilay Afhayeenkii hore ee maamulkii Ximan iyo Xeeb Ala Ha u Naxariistee Maxamed Cumar Hagafeey.

dilkaan waxaa geystay dabley hubeysan oo watay gaari kuwa raaxadda ah waxaa ay siteen sida naloo xaqiijiyay dareeska Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaliya, War aan la haqiijin baa sheegaya in dilka Afhayeenkii hore uu salka ku hayo arrimo la xiriira Burcadbadeedka.
hagaf

hagaf

hagaf

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.