Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: February 2017

No Image

Maxweynaha Soomaliya: Ra’isalwasaaraha waa in 15 cisho uu Wasiirrada ku soo dhiso

23rd February 2017 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ka hadlay magacaabista Ra’isalwasaaraha cusub ee Soomaaliya. Madaxweyne Soomaliya waxaa uu Golaha shacabka iyo aqalka sare ka […]

coldoon

Dadkii Danyarta Ahaa Ee Uu Daryeeli Jiray Cabdi Maalig Muuse Coldoon Oo Xukuumada Somaliland Ka Codsaday inay sii daayaan

23rd February 2017 admin 0
No Image

Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya oo la Magacaabay

23rd February 2017 admin 0

Madaxweyne Soomaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Ra’iisul Wasaare u Magacaabay Xasan Cali Kheyre,waxaana uu u Xushay inuu noqdo Wasiirka Koowaad ee Xukumaddiisa. Ra’iisul Wasaare Xasan […]

No Image

Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsanMaamulka Hirshabeele ayaa Kormeer ku Tagay Xaruumaha Ciidamada

23rd February 2017 admin 0
qarax

Qarax ka dhacay Xarunta maamul goboleed ka Hirshabeele Jowhar

23rd February 2017 admin 0

Wararka ka imaanaya Magaalada Jowhar ee caasimada Maamulka Hir-shabeelle ayaa ku waramaya in qarax xoogan in uu ka dhacay gudaha Magaaladas, Qaraxa oo ahaa bambada […]

jabuuti

Daawo:Ismaaciil Cumar Geele Oo Dhagax Dhigay Safaaradii Jabuuti Ee Somaliya

23rd February 2017 admin 0
sharif

Daawo Shariif sheekh Axmed Hadalkii uu ka jeediyay Caleema Saarka

22nd February 2017 admin 0
xasan

Daawo: Khudbadii Madaxweynihii Hore Xasan Sheekh Ee Caleema Saarka Farmaajo

22nd February 2017 admin 0
No Image

Daawo:Khudbadii Madaxwaynaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo

22nd February 2017 admin 0

Madaxweynaha Soomaliya Maxamed C/laahi maxamed farmaao ayaa maanta loo caleema-saaray Xilka Madaxweynaha Cusub ee Soomaliya kadib markii 8-dii loo doortay in uu dalka Soomaliya hogaamiyo […]

jabuuti

Madaxweynaha Soomaliya oo waheliyo Madaxwaynaha Jabuuti oo dhagax dhigay xarunta safaaraddii Jabuuti ee Soomaali

22nd February 2017 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo uu wehliyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta dhagax dhigay […]

No Image

Madaxweyne Soomaliya Oo Sheegay in Soomaaliya Ay Tagtay oo Tilaabsatay

22nd February 2017 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Ee Soomaaliya Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo oo Ka hadlay Xafladii Lagu Caleema Saaraayey ayaa Sheegay in Soomaaliya ay u soo hooyatay Guul […]

No Image

Daawo:Wasiiro iyo xildhibanao katirsan Dowladda Somaaliya ayaa ka qeybgalay Munaasabad lagu tagaeerayay Madawaynaha Soomaliya

22nd February 2017 admin 0
baladxaawo

Balaxaawo:Tobabar lagu baranaayey Mahiimada Amniga ayaa lagu soo gaba gabeeyey Degmada Baladxaawo

22nd February 2017 admin 0
No Image

65 Xildhibaan oo mooshin ka keenay Madaxwaynaha Hirshabeele

22nd February 2017 admin 0
shakir

Baarlamaanka Galmudug iyo shacabka Cadaado oo soo dhaweeyey casumaada Madaxwayne shaakir uu ku tagay Muqdisho

22nd February 2017 admin 0

Baarlamaanka Galmudug iyo shacabka Cadaado oo soo dhaweeyey Madaxwaynaha maamulka gobolada dhexe shiiq shaakiruu ku tagay Muqdisho isagoo casumaad ka helay Madaxwaynaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi.

Posts pagination

« 1 … 4 5 6 … 21 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes