Madaxweyne Soomaliya Oo Sheegay in Soomaaliya Ay Tagtay oo Tilaabsatay

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Ee Soomaaliya Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo oo Ka hadlay Xafladii Lagu Caleema Saaraayey ayaa Sheegay in Soomaaliya ay u soo hooyatay Guul isagoona sidoo kale sheegay in Wadadii Guusha ay Cagaha saartay soomaaliya Madaxwaynaha soomaliya Maxamed Cabdulaahi ayaa sheegey inuu Amaanka wax wayn kaqabanayo lana dhisaayo ciidamada soomaliya, Sidoo kale waxa uu u Mahad Celiyay madaxweynaha Soomaaliya Madaxweynayaashii Hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed.

Dhanka kale Madaxweyne Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa sheegay in ay weli Fursad heystaan Kooxaha ka dagaalama Soomaaliya oo sheegay in ay Gacmo furan Ku soo dhaweynayaan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.